Yuusuf Dabageed & siyaasiyiin reer Hiiraan ah oo lagu soo dhoweeyey Jowhar (Sawirro)

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yusuf Axmed  Hagar iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Jowhar Caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Madaxweyne Ku Xigeenka oo wafdigiisa ay kamid ahaayeen Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Dr Cali Cabdullahi Cosoble, Gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan C/fitaax Xassan Afrax Xildhibaano heer Federaal iyo Siyaasiyiin ayaa si Wayne … Continue reading Yuusuf Dabageed & siyaasiyiin reer Hiiraan ah oo lagu soo dhoweeyey Jowhar (Sawirro)